Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 14 maalmood ka hor

NISA oo sheegtay in howlgallo ka dhacay Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe lagu diley 20 xubnood oo Al-Shabaab ka tirsan

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay Gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan ku khaarijiyay 19…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog14 maalmood ka hor
NISA oo sheegtay in howlgallo ka dhacay Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe lagu diley 20 xubnood oo Al-Shabaab ka tirsan
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay Gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan ku khaarijiyay 19…
Ka akhri Goobjoog
SM
Shabelle Media Network14 maalmood ka hor
NISA oo Sheegtay in 19 xubo oo Ka Tirsan Al-Shabaab Lagu Dilay Howlgallo ka Dhacay Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan
Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa sheegay inay fuliyeen howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay gobollada Shabeellaha…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.