← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 29/08/2026
Golaha Shacabka oo ka dooday Hindise-sharciyeedyada Kufsiga Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay Kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 8-aad, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday RG
Golaha Shacabka oo ka dooday Hindise-sharciyeedyada Kufsiga
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay Kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 8-aad, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗ SM
Wasiirka Qoyska oo Golaha Shacabka ka hor akhriday laba Hindise Sharciyeed
MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ SM
Somali Minister Presents Family and Child Rights Bills to Parliament
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Family and Human Rights Development, Ambassador Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, on Saturday presented two proposed laws to the lower house of parliament aimed…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.