Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka

Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka, ahna…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka
Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka, ahna…
Ka akhri Shabelle Media Network
G
Goobjoog
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka kala hadlay la-dagaallanka xagjirnimada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka, ahna Guddoomiyaha Hay’adda…
Ka akhri Goobjoog
SM
Xoghayaha Guud ee Xoghayaha Dunida Islaamka oo la kulmay culimo sare oo Soomaaliyeed
Muqdisho – Xoghayaha Guud ee Ururka Caalamiga ah ee Dunida Islaamka (MWL), ahna Guddoomiyaha Ururka Culimada Islaamka, Sheekh Dr. Maxamed bin Cabdulkarim Al-Ciisa, ayaa kulan la qaatay culimo sare oo…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
Muslim World League chief meets Somali scholars to discuss extremism
MOGADISHU, Somalia — Muslim World League Secretary-General Sheikh Mohammed bin Abdulkarim Al-Issa has met senior Somali Islamic scholars in Mogadishu to discuss the role of religious leaders in…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay