Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor

Puntland oo DFS ku eedaysay inay xiisad ka abuurayso gobolka Mudug.

Puntland oo DFS ku eedaysay inay xiisad ka abuurayso gobolka Mudug.

Xukuumadda Puntland ayaa ku eedaysay Villa Somalia abaabulka qorshayaal colaad horleh looga abuurayo gobolka Mudug, xilli…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media11 saac ka hor
Puntland oo DFS ku eedaysay inay xiisad ka abuurayso gobolka Mudug.
Xukuumadda Puntland ayaa ku eedaysay Villa Somalia abaabulka qorshayaal colaad horleh looga abuurayo gobolka Mudug, xilli…
Ka akhri Horseed Media
RJ
Radio Jowhar1 saac ka hor
Puntland oo DF ku eedeesay in ay colaad ka hurineyso Gaalkacyo
Puntland oo war qoraal ah saartay ayaa markale dowladda Soomaaliya ku eedeesay in ay qorsheeneyso hurin colaad, iyada oo lagu yiri qoraalka ” Madaxweynihii Hore ee dowladda Federaalka ah, Xasan…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay