Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Turkiga oo Laba Markab oo Dagaal u Soo Diray Xeebaha Soomaaliya si Loo Xoojiyo Amniga Badda
Dowladda Turkiga ayaa laba markab oo ka tirsan ciidankeeda badda u soo dirtay biyaha Soomaaliya iyo gobolka Geeska Afrika, iyada oo sii kordhinaysa joogitaankeeda milatari iyo taageerada amni ee ay…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Turkiga oo Laba Markab oo Dagaal u Soo Diray Xeebaha Soomaaliya si Loo Xoojiyo Amniga Badda
Dowladda Turkiga ayaa laba markab oo ka tirsan ciidankeeda badda u soo dirtay biyaha Soomaaliya iyo gobolka Geeska Afrika, iyada oo sii kordhinaysa joogitaankeeda milatari iyo taageerada amni ee ay…
Ka akhri Goobjoog ↗PP
Puntland oo sheegtay in ay Turkiga kula xisaabtamayso dadkii lagu laayay xeebaheeda
Puntland ayaa sheegtay in ay Turkiga kula xisaabtamayso duqaymihii dadka lagu dilay ee ka dhacay xeebaha gobolka Nugaal ee Garmaal
Ka akhri Puntland Post ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.