Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay

Taliye Shub oo ku dhaawacmay duqeyn lala beegsaday

Taliye Shub oo ku dhaawacmay duqeyn lala beegsaday

Talihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub) ayaa ku dhaawacmay duqeyn diyaaradeed oo caawa lala

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Taliye Shub oo ku dhaawacmay duqeyn lala beegsaday
Talihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub) ayaa ku dhaawacmay duqeyn diyaaradeed oo caawa lala
Ka akhri Puntland Post
SM
Mareykanka oo Duqeymo Cusub la Beegsaday Daacish
Calmiskaad – Dowladda Mareykanka ayaa xalay duqeymo ka fulisay deegaanno ka tirsan buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari, iyadoo la sheegay in duqeymaha lala beegsaday xubno ka tirsan kooxda Daacish…
Ka akhri Shabelle Media Network
HM
Horseed Media
Taliye Shub oo ku dhaawacmay duqeyn cirka ah oo lagula beegsaday Doolow.
Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaqaan Taliye Shub, ayaa dhaawac…
Ka akhri Horseed Media
SM
US Strikes Target Islamic State Positions in Cal Miskaad Mountains in Somalia
CAL MISKAAD, Somalia — The United States carried out air strikes overnight against suspected Islamic State group fighters in Somalia’s northern Bari region, targeting several areas in the rugged Cal…
Ka akhri Shabelle Media Network
HM
Horseed Media
Former Somali Prisons Chief Injured in Airstrike in Gedo
Former commander of Somalia’s Custodial Corps, Mahad Abdirahman Aden, widely known as Taliye Shub, has sustained minor injuries after an airstrike targeted the house where he was staying in the town…
Ka akhri Horseed Media
RJ
Radio Jowhar
Duqeyn lala beegsaday Taliye Shub
Taliyihii hore ee Asluubta Soomaaliya, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan “Shub” ayaa la xaqiijiyay inuu dhaawac fudud kasoo gaaray duqeyn lagu beegsaday hoygiisa oo ku dhow garoonka diyaaradaha Doolow,…
Ka akhri Radio Jowhar
RJ
Radio Jowhar
Xildhibaan Odawaa muxuu ka yiri duqeyntii lala beegsaday Taliye Shub
Xildhibaan Cabdi raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa si kulul uga hadlay duqeyntii lagu beegsaday degmadda Doolow Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay