Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Cali Guudlaawe oo mar kale loo doortay Madaxweynaha HirShabelle

Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa mar kale loo doortay Madaxweynaha dowlad-goboleedka HirShabelle, kaddib doorasho maanta ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
A
Allbanaadir
Cali Guudlaawe oo mar kale loo doortay Madaxweynaha HirShabelle
Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa mar kale loo doortay Madaxweynaha dowlad-goboleedka HirShabelle, kaddib doorasho maanta ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha…
Ka akhri Allbanaadir ↗
HM
Horseed Media
Guudlaawe oo markale loo doortay hoggaaminta Maamulka Hirshabeelle.
Mudanayaasha Golaha Wakiillada Dowladda Goboleedka Hirshabeelle ayaa mar kale Cali Guudlaawe Xuseen u doortay Hoggaamiyaha maamulkaas,…
Ka akhri Horseed Media ↗
SM
Cali Guudlaawe oo mar kale loo doortay hoggaamiyaha Hirshabeelle
Jowhar – Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa mar kale loo doortay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Jowhar, halkaas oo uu ku helay 81 cod.…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay