Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Dowladda UK oo wadahadal ugu baaqday dhinacyada ku dagaalamaya Baydhabo.

Dowladda UK oo wadahadal ugu baaqday dhinacyada ku dagaalamaya Baydhabo.

Dowladda Boqortooyada Midowday (UK) ayaa walaac ka muujisay dagaallada dib uga soo cusboonaaday magaalada Baydhabo iyo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Dowladda UK oo wadahadal ugu baaqday dhinacyada ku dagaalamaya Baydhabo.
Dowladda Boqortooyada Midowday (UK) ayaa walaac ka muujisay dagaallada dib uga soo cusboonaaday magaalada Baydhabo iyo…
Ka akhri Horseed Media ↗
RJ
Radio Jowhar
UK oo DF iyo Laftagareen ugu baaqday in ay wadahadlaan, iyo inay xakameeyaan xiisadda Baydhabo
Dowladda Britain ayaa walaac ka muujisay colaadda iyo iska horimaadyada kusoo noqnoqday magaalada Baydhabo, iyadoo sheegtay in rabshadaha sii socda ay saameyn ku yeelan karaan shacabka iyo xaaladda…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay