Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Muqdisho oo lagu soo xiray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya 2026

Muqdisho, 23 Sebteembar 2026 — Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu soo xiray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026), kaas oo diiradda lagu saaray diyaar-garowga saameynta laga filayo Super El Niño…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Muqdisho oo lagu soo xiray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya 2026
Muqdisho, 23 Sebteembar 2026 — Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu soo xiray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026), kaas oo diiradda lagu saaray diyaar-garowga saameynta laga filayo Super El Niño…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo xiray
MUQDISHO, Soomaaliya — Waxaa Muqdisho lagu soo xiray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026), kaas oo looga hadlay diyaar-garowga saameynta laga filayo cimilada Super El Niño ee 2026,…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Somalia humanitarian forum concludes in Mogadishu with focus on El Niño preparedness
MOGADISHU, Somalia — A humanitarian forum in Somalia concluded in Mogadishu on Thursday, focusing on preparations for the expected impact of Super El Niño in 2026, early warning systems, anticipatory…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay