MUQDISHO – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa si kulul u cambaareeyay dhacdo uu sheegay in maanta lagu dilay dad shacab ah xaafadda Raadeerka ee degmada Deyniile, halkaas…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
MUQDISHO – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa si kulul u cambaareeyay dhacdo uu sheegay in maanta lagu dilay dad shacab ah xaafadda Raadeerka ee degmada Deyniile, halkaas…
Khayre oo cambaareeyey shacab Ciidamada DF ku dileen degmada Dayniile
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada ciidamada ammaanka Soomaaliya ay rasaasta ugu fureen shacabka ka mudaharaadayay burburinta guryahooda…