Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 3 saac ka hor
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Booqday Ciidamo Ku Dhaawacmay Dagaalkii Baydhabo
Hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho ku tagay qaar ka mid ah Isbitaallada magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu dabiibayo askar…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayRG
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Booqday Ciidamo Ku Dhaawacmay Dagaalkii Baydhabo
Hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho ku tagay qaar ka mid ah Isbitaallada magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu dabiibayo askar…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗RJ
Koofur Galbeed oo soo bandhigtay maxaabiis lagu qabtay dagaalkii Baydhabo
Maamulka Koofur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ku soo bandhigay 53 maxbuus oo lagu qabtay dagaalkii dhawaan ka dhacay magaalada, kaas oo u dhexeeyay ciidamada maamulka iyo maleeshiyaad uu…
Ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.