Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay

Ciidamo taabacsan Lafta-gareen oo weerar ku qaaday Magaalada Baydhabo.

Ciidamo taabacsan Lafta-gareen oo weerar ku qaaday Magaalada Baydhabo.

Dagaal qaraar ayaa oo u dhexeeya ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamo daacad u…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Ciidamo taabacsan Lafta-gareen oo weerar ku qaaday Magaalada Baydhabo.
Dagaal qaraar ayaa oo u dhexeeya ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamo daacad u…
Ka akhri Horseed Media ↗
PP
Puntland Post
Ciidan taabacsan Laftagareen oo weerar ku soo qaaday Baydhabo
Ciidan taageersan Laftagareen ayaa saaka weerar ku soo qaaday Baydhabo, kuwaas oo gudaha magaalada iyo bannaankeeda kula dagaalamay ciidan ka
Ka akhri Puntland Post ↗
RJ
Radio Jowhar
Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo
Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa ka hadlay weerarka ay saaka magaalada Baydhabo kusoo qaadeen maleeshiyaad uu ku tilmaamay Khawaarij. Wasiirka ayaa sheegay…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
SM
Lafta-Gareen oo si kulul uga hadlay dagaalkii ka dhacay magaaladda Baydhabo
BAYDHABO, Soomaaliya — Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay ciidamo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta u…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay