Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 9 saac ka hor

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo Daahfuray Kulan Looga Hadlayo Taageerada Howlgalka Booliska Qaramada Midoobay

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo Daahfuray Kulan Looga Hadlayo Taageerada Howlgalka Booliska Qaramada Midoobay

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa daahfuray kulan looga hadlayey taageerada iyo iskaashiga Howlgalka Booliska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud1 maalin ka hor
Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo Daahfuray Kulan Looga Hadlayo Taageerada Howlgalka Booliska Qaramada Midoobay
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa daahfuray kulan looga hadlayey taageerada iyo iskaashiga Howlgalka Booliska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.…
Ka akhri Radio Galgaduud
G
Goobjoog9 saac ka hor
Soomaaliya iyo Dalalka Gobolka oo Ku Heshiiyay Xoojinta Iskaashiga Amniga Badda
Soomaaliya, Itoobiya, Jabuuti iyo Yemen ayaa magaalada Nairobi ku yeeshay shir laba maalmood socday oo looga hadlay xoojinta iskaashiga amniga badda iyo sidii si wadajir ah wax looga qaban lahaa…
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay