Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo UN iyo UNICEF kala hadlay Ilaalinta Carruurta iyo Rayidka
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayRG
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo UN iyo UNICEF kala hadlay Ilaalinta Carruurta iyo Rayidka
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗SM
Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay iyo UNICEF
Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.