Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay
JSP oo ku dhawaaqay in Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen uu yahay Musharraxa Hoggaamiyaha Hirshabeelle
Kulanka Guddiga Fulinta ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Dhexe ee Ururka, iyadoo uu shir-guddoomiyay Xoghayaha Guud ee JSP, Dr. Xuseen Sheekh Maxamuud.…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayRJ
JSP oo ku dhawaaqay in Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen uu yahay Musharraxa Hoggaamiyaha Hirshabeelle
Kulanka Guddiga Fulinta ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Dhexe ee Ururka, iyadoo uu shir-guddoomiyay Xoghayaha Guud ee JSP, Dr. Xuseen Sheekh Maxamuud.…
Ka akhri Radio Jowhar ↗RD
JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle
Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.
Ka akhri Radio Dalsan ↗G
Ururka JSP oo si rasmi ah ugu dhawaaqay in Cali Guudlaawe uu yahay Murasharaxooda Hoggaanka Hirshabeelle
Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay kulan siyaasadeed oo lagu shaaciyay musharraxa uu ururku sheegay inuu u meteli doono tartanka doorashada…
Ka akhri Goobjoog ↗HM
Musharaxa Madaxweynaha Hirshabeelle ee Urur-siyaasadeedka JSP oo la shaaciyey.
Ururka siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP), oo uu hoggaamiyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si…
Ka akhri Horseed Media ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.