Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 3 maalmood ka hor
Soomaaliya iyo Urdun oo ka wada hadlay xaaladda gobolka iyo taageerada Quddus
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayRG
Soomaaliya iyo Urdun oo ka wada hadlay xaaladda gobolka iyo taageerada Quddus
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗RJ
Dowladda Soomaaliya oo ka qayb gashay Furitaanka shir heer Wasiiro ah kaas oo looga hadlayay arrimaha Quddus
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdi Salaan Cali Dhaay, ayaa ka qayb galay furitaanka Shir Heer Wasiiro ah isla markaana lagu gorfeenayay Arrimaha Quddus, kaas oo ka furmay magaalada Cammaan,…
Ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.