SM
Shabelle Media Network
· 2 saac ka hor

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gebagabeysay tababar ku saabsan diyaarinta miisaaniyadda

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gebagabeysay tababar ku saabsan diyaarinta miisaaniyadda

Muqdisho – Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa soo gebagabeysay tababar muddo 14 maalmood ah socday, kaas oo lagu baranayey diyaarinta iyo dhaqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowladda, iyadoo lagu…