KT
Kaab TV
·

Xiisadda Hirshabeelle: Beledweyne oo diiddan hoggaanka, Jowharna caleema-saar isu diyaarinaysa

Khilaafka siyaasadeed ee Hirshabeelle ayaa galay marxalad cusub, iyadoo magaalada Beledweyne ay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo kuwo ciidan oo looga soo horjeedo maamulka Jowhar, halka…