RG
Radio Galgaduud
·

Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhaweeyey Wafdi Sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan

Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhaweeyey Wafdi Sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan

Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, kaas oo uu hoggaaminayo…