G
Goobjoog
· 7 saac ka horAmni

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sheegay in la Joogo Xilligii Ciidamada Shisheeye la Sagootin lahaa: Maxaa Xiga AUSSOM?

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay gaartay xilli ciidamadeedu qaadaan masuuliyadda amniga dalka, ciidammada shisheeyahana ugu dambayn laga maarmo.