SM
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare, magacaabayna beddelkiisa
MUQDISHO, Soomaaliya — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Dr. Baashe Yuusuf Axmed, isaga oo xilkaas…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗