G
Goobjoog
· 7 saac ka hor

Duqa Gaalkacyo: “Waxaan rabnaa inaan ka baxno Buntilaan iyo Galmudug”

Duqa Gaalkacyo ee dhinaca Buntilaan, Xuseen Cabdinuur Maxamed, ayaa sheegay inay doonayaan in mustaqbalka dhow magaalada Gaalkacyo laga dhigo magaalo iskeed isu maamusha oo aan hoos iman labada…