G
Goobjoog
· Adduunka

Cali Guudlaawe oo xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan

Hoggaamiyaha maamulka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan, Maxamed Xuseen Maxamed (Carab), isagoo xilkaas u magacaabay Muuse…