SM
Shabelle Media Network
· 3 saac ka hor

SoDMA oo daah-furtay mashruuc lacageed oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon ah

SoDMA oo daah-furtay mashruuc lacageed oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon ah

MUQDISHO – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo…