RJ
Radio Jowhar
·

GALMUDUG:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo labadiisa ku-xigeen oo lagu doortay Dhuusamareeb

Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod oo ka mid ah codadka xildhibaannada. Sidoo kale,…