RJ
Radio Jowhar
·

Wafdi uu hoggaaminayo taliyaha ciidanka dhulka oo gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid) iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee…

Wafdi uu hoggaaminayo taliyaha ciidanka dhulka oo gaaray Dhuusamareeb | Hadda