G
Goobjoog
· 2 saac ka horSiyaasad

Madaxweyne Xasan Sheekh: Soomaaliya waxay u baahan tahay in loo gudbo doorasho qof iyo cod ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si faahfaahsan uga hadlay marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay doorashada Soomaaliya iyo qorshaha dowladda…