KT
Kaab TV
· Dhaqaale

Suuqa Daawada ee Bakaaraha oo Saaka Xirmay, Ganacsatada oo Cabasho ka Muujiyay Hay’adda Tayadhowrka+Sawirro

Suuqa daawada ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa saaka guud ahaan albaabada loo laabay, kaddib markii ganacsatada ka hawlgasha suuqa ay cabasho ka muujiyeen tallaabooyin ay sheegeen inay waddo…