G
Goobjoog
·

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud oo amaray sharciga la horgeeyo maamulka Isbitaalka Muqdisho

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Taliska Saldhigga Booliska degmada Yaaqshiid faray in baaritaan lagu sameeyo dhacdo ka dhacday Isbitaalka Muqdisho Specialist, taas oo la xiriirta…