SM
Shabelle Media Network2 saac ka hor
Pakistan oo Soomaaliya ka caawinaysa dib-u-dhiska iyo tayeynta Ciidanka
ISLAMABAD – Taliyaha Ciidamada Pakistan, General Asim Munir, ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, kaas oo looga hadlay xoojinta iskaashiga difaaca iyo amniga…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗