RJ
Radio Jowhar
· 1 saac ka horAmni

Wasiirka Gaashaandhigga oo Booqday Taliska Ciidanka Badda Pakistan

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta booqday Taliska Ciidanka…