Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Qaabilay Safiirka Shiinaha

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Qaabilay Safiirka Shiinaha

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud2 saac ka hor
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Qaabilay Safiirka Shiinaha
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya…
Ka akhri Radio Galgaduud
G
Goobjoog1 saac ka hor
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u Fadhiya Soomaaliya
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa…
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Dadka la xusay