Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 7 maalmood ka hor

Midowga Afrika oo Soomaaliya ugu baaqay inay ka qayb gasho wada-tashiyada aaya-ka-tashiga AUSSOM

Midowga Afrika oo Soomaaliya ugu baaqay inay ka qayb gasho wada-tashiyada aaya-ka-tashiga AUSSOM

Addis Ababa – Guddiga Midowga Afrika (AU) ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya u diray casuumaad rasmi ah oo ay kaga dalbanayaan inay si degdeg ah u soo magacowdo wakiillada uga qayb geli doona…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Shabelle Media Network9 maalmood ka hor
Midowga Afrika oo Soomaaliya ugu baaqay inay ka qayb gasho wada-tashiyada aaya-ka-tashiga AUSSOM
Addis Ababa – Guddiga Midowga Afrika (AU) ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya u diray casuumaad rasmi ah oo ay kaga dalbanayaan inay si degdeg ah u soo magacowdo wakiillada uga qayb geli doona…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
Shabelle Media Network9 maalmood ka hor
AU asks Somalia to nominate delegates for talks on AUSSOM’s future
ADDIS ABABA, July 24 – The African Union has asked Somalia to urgently nominate representatives for a series of consultations on the future of the African Union Support and Stabilization Mission in…
Ka akhri Shabelle Media Network
G
Goobjoog8 maalmood ka hor
Wajiga Koowaad ee Wada-tashiyada AUSSOM oo ka Dhacay Addis Ababa iyo Qorshaha Kala-guurka ee Soomaaliya
Midowga Afrika ayaa soo gabagabeeyay wajigii koowaad ee wada-tashiyada istaraatiijiga ah ee ku saabsan mustaqbalka joogitaanka hawlgalkiisa Soomaaliya, kaddib kulammo labo maalmood ah oo 22-kii iyo…
Ka akhri Goobjoog
G
Goobjoog8 maalmood ka hor
Midowga Afrika oo wada-tashi ka billaabay mustaqbalka howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya
Qeybta Howlgallada Taageerada Nabadda ee Midowga Afrika (African Union Peace Support Operations Division) ayaa 24-kii Luulyo qabatay shir heer khubaro ah oo lagu falanqeeyay mustaqbalka ka-qaybgalka…
Ka akhri Goobjoog
RG
Radio Galgaduud7 maalmood ka hor
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Madaxa AUSSOM oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Dagaalka Kooxda AS
Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna…
Ka akhri Radio Galgaduud
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Dadka la xusay