G
Goobjoog
· 1 saac ka horAmni

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo gaaray Baydhabo iyo DFS oo Dardargelinaysa  Dagaalka Al-Shabaab

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tegay magaalada Baydhabo, halkaas oo uu kula kulmay saraakiisha ciidamada, madaxda Dowlad…