SM
Shabelle Media Network
· Ammaan

Taliyaha Ururka 82-aad ee Guutada 8-aad oo Ciidanka Faray Diyaar-garowga Howlgallo ka Dhanka ah Al-Shabaab

Taliyaha Ururka 82-aad ee Guutada 8-aad oo Ciidanka Faray Diyaar-garowga Howlgallo ka Dhanka ah Al-Shabaab

Shabeellaha Hoose – Taliyaha Ururka 82-aad ee Guutada 8-aad, Qaybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Korneyl Faarax Maxamuud Hirsi, ayaa kulan guud la yeeshay horinta koowaad ee ururka,…