Hadda socda1 ilo · la cusboonaysiiyay

Ciidanka Danab oo Howlgallo ka Fuliyey Bay iyo Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyey deegaanno badan oo ku yaalla aagga isku xira gobollada Bay…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud
Ciidanka Danab oo Howlgallo ka Fuliyey Bay iyo Shabeellaha Hoose
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyey deegaanno badan oo ku yaalla aagga isku xira gobollada Bay…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay