KT
Kaab TV
·

Iska Horimaad u Dhexeeyay Ciidamada Gorgor iyo Dadka Deegaanka Buufow Bacaad oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac

Wararka laga helayo deegaanka Buufow Bacaad ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in iska horimaad hubeysan uu halkaasi ku dhexmaray ciidamada Gorgor iyo dhinacyo deegaanka ah, kaas oo la…