KT
Kaab TV
·

Dil iyo aano qabiil oo xiisad ka abuuray Qoryooley

Xaalad amni oo kacsan ayaa laga soo sheegay gudaha degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii dilal is xigay ay sababeen iska horimaad hubeysan oo dhexmaray dhinacyo deegaanka ah,…