KT
Kaab TV
·

Xiisad ka taagan Marka oo la sheegay in dagaal uu ka dhacay duleedka magaalada

Xaaladda amni ee magaalada Marka, xarunta gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa noqotay mid xasaasi ah, kaddib markii la soo sheegay inuu iska horimaad hubeysan ka dhacay deegaan hoostaga magaalada.…