← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 03/10/2026
Saraakiil Boolis ah oo lagu Diley Weerar ka dhacay koonfurta Itoobiya Saraakiil boolis iyo ciidamada ammaanka ka tirsan ayaa lagu dilay weerar hubeysan oo ka dhacay degmada Geresse Zuria ee gobolka Koonfurta Itoobiya, sida uu sheegay Guddiga Booliska ee Maamulka Gobolka Koonfurta Itoobiya.
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday G
Saraakiil Boolis ah oo lagu Diley Weerar ka dhacay koonfurta Itoobiya
Saraakiil boolis iyo ciidamada ammaanka ka tirsan ayaa lagu dilay weerar hubeysan oo ka dhacay degmada Geresse Zuria ee gobolka Koonfurta Itoobiya, sida uu sheegay Guddiga Booliska ee Maamulka Gobolka Koonfurta Itoobiya.
Ka akhri Goobjoog ↗ KT
Shir ka dhacay Marka oo lagu sheegay in hubka laga dhigo ciidamada Koonfur Bari
Magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu qabtay kulan gaar ah oo looga hadlay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee magaalada, iyadoo kulankaasi lagu sheegay in laga soo saaray…
Ka akhri Kaab TV ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.