SM
Shabelle Media Network
· Ammaan

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ciidamada ku boorriyey inay kordhiyaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ciidamada ku boorriyey inay kordhiyaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab

MUQDISHO, Soomaaliya — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa ciidamada dowladda ee ku sugan duleedka magaalada Baraawe ugu baaqay inay xoojiyaan…