RD
Radio Dalsan
· 1 saac ka hor

Laba xildhibaan oo u tartamaya guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

Laba xildhibaan oo u tartamaya guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho – Doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacaysa Xarunta Baarlamaanka ee magaalada Muqdisho, iyadoo laba musharrax ay ku tartamayaan xilkan…