G
Goobjoog
· 5 saac ka horDhaqaale

Xoghayaha Guud ee Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika oo Xamar Yimid

Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo kale oo ku wajahan ballaarinta kaqaybgalkeeda suuqyada Afrika, kaddib ku biiritaankeedii Bulshada Bariga Afrika (EAC), iyadoo Muqdisho uu booqasho rasmi ah ku yimid…