G
Goobjoog
·

Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka oo dalbaday in la dardargeliyo dib-u-habaynta garsoorka Muqdisho

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Soomaaliya, Avv. Burhaan Aadan Cumar, ayaa qoraal rasmi ah u diray Guddoomiyaha Golaha Sare ee Garsoorka Dalka ahna…