G
Goobjoog
· Siyaasad

Ra’iisul Wasaare Xamse  Sheegay inuu Kamid ahaa Dadkii ka Badbaaday Qaraxii Soobe

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay inuu ka mid ahaa dadkii ka badbaaday qaraxii weynaa ee 14-kii Oktoobar 2017 ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada…