RG
Radio Galgaduud
· Siyaasad

Xamsa Cabdi Barre: Dowladda oo Xoogga Saartay Ciribtirka Kooxaha Khawaarijta

Xamsa Cabdi Barre: Dowladda oo Xoogga Saartay Ciribtirka Kooxaha Khawaarijta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xoogga saartay ciribtirka kooxaha Khawaarijta, iyadoo dagaalka lagu beegsanayo…