BS
BBC Somali
· 1 saac ka horAmni

Dakhliga Al-Shabaab ee Muqdisho oo hoos u dhacay iyo tababar ay ka heleen Xuutiyiinta - Warbixin QM

Dakhliga Al-Shabaab ee Muqdisho oo hoos u dhacay iyo tababar ay ka heleen Xuutiyiinta - Warbixin QM

Sida lagu sheegay warbixinta, kooxda waxay qaadday weerarro ka yar kuwii hore gudaha Muqdisho iyo deegaannada ku dhow, iyadoo hawlgalladeeda ay si weyn ugu urureen Hirshabeelle, Jubada Hoose, Jubada…