Soomaaliya iyo WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo maaraynta musiibooyinka

Soomaaliya iyo WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo maaraynta musiibooyinka

MUQDISHO, Soomaaliya — Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) iyo Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo soconaya muddo laba sano…