G
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed iyo Madaxa WFP Soomaaliya oo ka wada hadlay dardargelinta gargaarka Koonfur Galbeed
Baydhabo, 22 Sebtembar 2026: Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Xarunta Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u…
Ka akhri Goobjoog ↗