PP
Puntland Post
· 2 saac ka hor

Iska hor-imaad dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Muqdisho

Iska hor-imaad dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Muqdisho

Saddex qof oo rayid ah ayaa ku dhintay tiro kalana waa ku dhaawacantay iska hor-imaad maanta ka dhacay degmada Yaaqshid